Ka caawinaya Bulshada Rayidka Soomaaliyeed inay si ammaan ah uga shaqeeyaan onleen.
Qaybta: Device hardening & backup
Duplicati waa xal kaydin furan oo sirgudbiya, cadaadiya, isla markaana jadwaleeya kaydinta “incremental” loona diro kayd maxalli ah, NAS, ama adeegyo cloud kala duwan.